Home About us News English News Articles Contact


C/qasim oo shir jaraa'id uga hadlaya dhibaatada haysata soomaaliya

BBC Somali



Somali Links
 

 

 

 

Read this article In Somali and Below in English



HIMILOOYINKA GOLAHA DHAQANKA & MIDNIMADA BEELAHA HAWIYE

 

Golahaanu waa Gole dhaqan toosin siyasadeed wuxuuna ka kooban yahay waxgaradka beelaha hawiye waxana la abaabuley taariikhdu markay ahayd 06/03/2007 kadib markii ay soomaliya soo martay 16 sano oo deganaasho la,aan siyaasadeed ah guud ahaan soomaliya gar ahaan Gobolada koofureed.isla markaana duulaan lagu soo qaaday dhaqanka wanagsan oo ay hidaha u ledahay ummada soomaliyed, sidaas darteed wax garadka hawiye wuxuu go.aan saday in la dhiso golaha dhaqanka iyo midnimada hawiye golahaas oo ka madax banana dhaqamada belaha u gaarka ah isla markana isku xira dhaqamada guud ee belaha hawiye. golahaanu wuxuu u taagan yahay ilaalinta dhaqanka toosinta siyaasada si umadaan loo garsiiyo dibu heshiisiin lagu soo dhiso dowlad ay raali ka noqdaan ummada soomaliyeed .

 goluhu wuxuu leyahay astaan iyo maamul dhisan kala dabeyn u habeysan sida tan hoos ku cad.

 

 Qaab dhismeedka golaha dhaqanka & midnimada beelaha Hawiye:-

 

  1. 1.Gudoomiye.
  2. 5 gudomiye ku xigeen oo ah 1/2/3/4/5.
  3. 1.Afhayeen dhaqan.
  4. 1. afhayeen siyaasadeed.
  5. 1.Xoghaye Guud .
  6. 9. waxood oo midwaliba hayso shaqooyinka golaha qayb ka mid ah.
  7. 56 xubnood oo fulin ah dhamaan xubnaha kore waxay ka mid yihiin fulinta .
  8. 122 xubnood oo gole dhexe ah

 

UJEEDDADA GOLAHA DHAQANKA & MIDNIMADA BEELAHA HAWIYE

 

  1. Golahaanu Waa Gole  ilaaliya dhaqanka iyo masiirka ummada Soomaliyeed asagoo kaashanaya golayaasha dhaqanka beelaha kale ee dhigiisa ah.
  2. Golahaanu Waa gole aan doneyn inuu masuuliyad ka qabto dowlad somaaliya ka dhalata, balse doonaya in lagala tashado toosinta siyaasada Soomaliya.
  3. Golahaanu waa gole u taagan iney tilmaan ka bixiyaan masuulka donaya inuu jago ka qabto Soomaliya.
  4.  Goluhu waa gole tilmaamaya isla markana tilmaami doona cida kasta ee umadda wax u qabatay ama wax u qaban doonta.  
  5. Goluhu wuxuu leyahay nidaam iyo xeer hoosaad hadii xubin ka mid ah golaha dhaqanka uu ku biiro gole kale wuxuu ku weynayaa xubin nimadiisa iyo hadii uu masuuliyad kahayey golaha isla markaas waxaa bedelaya ku xigeenkiisa.
  6. Goluhu wuxuu ku tala jiraa inuu la midoobo golayaasha dhaqanka beelaha kale ee soomaaliyeed oo nociisa ah si danta guud iyo dhaqanka ummada si wada jir ah loo Ilaaliyo
  7. Goluhu wuxuu leyahay Website layirahdo dhaqankahawiye.com iyo DhaqankaHawiye.Net. meshaas ayana laga arki karaa shaqada golaha dhaqanka .

           

                       

                          Golaha dhaqanka & midnimada hawiye  

 

 

 

 

HAWIYE CUTURAL PROSPECTIVES

 

Hawiye culture and unity council is comprising of Hawiye intellectuals and has been established in May 6, 2007 standing for political adjustment after 16 years of anarchism and political instability especially southern regions of Somalia, at same time was being attacked the Somali good habits.

For that reasons and others Hawiye intellectuals had gathered and decided to establish culture congress comprising of Hawiye sub clans without interfering traditions of other clans, but the aim was to integrate Hawiye clan in general.

 

Hawiye congress is adjusting political trend and safeguarding good habits of Somali nation in order to get true reconciliation and initiate inclusive government.

This congress has emblem and systematic administrative structure and organizational chart and below is organizational chart.

     

ORGANIZATIONAL CHART OF HAWIYE CULTURE AND UNITY

 

  1. Chairman
  2. Five consecutive deputies 1/2/3/4/5
  3. Culture spokesman
  4. Political spokesman
  5. Secretary general
  6. Nine departments each functioning.
  7. Fifty six executive members all members inclusive above ranks.
  8. 122 central committee members.

 

OBJECTIVES OF THE COUNCIL

 

1.      This council safeguards traditions and sovereignty of Somali nation cooperating with other traditions of river clans.

2.      This council is cultural based institution and have no political ambition, but its main cornerstone is consultation of political trend.

3.      This council is standing for to describe any one who willing to take national responsibility.

4.      This council may point out or will point out for any one who may help or might help with the Somali community.

5.      This council have rules and regulations which states if any member will join to the other entities he will lose directly with his membership and if he holds responsibility his deputy will automatically replace him.

6.      This council wants to associate with other traditional entities in order to attain common sense and maintain good habits.

7.      Special website of the council is Hawiye.com and dhaqanka Hawiye . net.

 

Hawiye culture and unity

       

Tel: +002525-964980/+252-1-5912024/+252-1-5901198-2525-440071-Email G_DH_H@hotmail.com  wabsite dhaqankahawiye.com

 

 
DAABKII MASAARTA (Gabay).
 
Copyright © Golaha Hawiye All Rights Reserved