Home About us News English News Articles Contact


C/qasim oo shir jaraa'id uga hadlaya dhibaatada haysata soomaaliya

BBC Somali



Somali Links
 
Leyma Maqashiiyo(Gabay).
Gabay la soo gaarsiiyay Xafiiska Webka dhaqankahawiye.com oo muhiim ah ayaa waxa uu u qornaa sida tan:-...
Siyaasiga Soomaaliga ah oo aanuu Qaban Xeerkii Gari laba nin kama wada Qosliso.
Marka dib loo raaco guud ahaan Soo jireenka Siyaasada soomaalida iyo Siyaasiga itaba waxaan marnaba kuu soo baxeeyn Sharci iyo qaanuun kala haga Siyaasada, Siyaasiyiinta iyo cida eey hogaaminayaan intaba, waxeeyna wax walba ku socdaan rabitaanka iyo hawada Shaqsi ama shaqsiyaad gaar ah inta kalana iyagaa ku rati kacsada oo weey ku daba feeylaan. ...
DAABKII MASAARTA (Gabay).
Gabaygan waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed 2008-05-13. ...
Asifa "Muqdisho wixii tagaba ma soo noqdaan miyaa?".
Ciidamada Itoobiya ee imaanaya Soomaaliya, itooda badan kama war qabaan marka ay soo galayaan Soomaaliya, waxaana askariga loo sheegaa in uu bedel yahay isaguna kuma celiyo in uu su’aasho halka uu bedel u yahay. ...
DARAASAD: Ninba dahab lumay si' u doondoon
Dhammaadkii qarnigii 18-aad, illaa iyo maanta, waxaa ka socda gobollada Jubbooyinka ee dalka Soomaaliya baratan iyo loollan dhinaca kheyraadka (resource contest) iyo xukumidda dhaqaalaha (economic control), hardankaas oo kooxo kala duwan ay isku dayayaan inay ku hantiyaan dhulkaas, kuwii dhulka iska lahaana ay ku adag tahay qaab ay isaga difaacaan kuwa doonaya inay dhulkooda ku dhaxal-wareejiyaan. ...
Maxay ka nuugtaa ama ku nuugtaa, bushmo iyo naaso midna maleh
Magac Allaah ayaan ku bilaabayaa mahad oo idil eebe ayay u sognaatay naxariis iyo nabad galiyo rasuulka SWC kor kiisa ha ahaato intaa ka dib . ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32  Next


DAABKII MASAARTA (Gabay).
 
Copyright © Golaha Hawiye All Rights Reserved