Dagaal u dhexeeya Alshabaab iyo Maleeshiya ka arimisa kismaanyo oo ka socda.
Gaari awateen Maleeshiyaadka ka arimaya Magaalada kismaayo ayaa Qarax miino lagu weeraray ka dib ayaa magaalada waxaa ka bilaawday Dagaal ka fool ka fool ah oo u dhexeeya Xoogaga Al shabaab iyo Maleeshiyaadka ka arimaya Magaaladaasi
...
Xaalada Degmada Dharkeney oo dagan ka dib markii uu iska hor imaad ka dhacay maanta
Dagaal aan sidaa u buurnayn ayaa goordhawayd ka dhacay degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho waxaan sababay Dagaalka ayaa wararka sheegayaan iska hor imaad dhex maray ciidamada dowlada oo isbaaro ay u taalay suuqa liif oo ku yaala degmadaasi.
...
Maanta maalin Murugo leh dheh!!!!!
Allaha u naxariistee waxaa maanta oo kale markii ay taariikhdu ku beegneyd 11-08-2007 oo maalin Sabti ah magaalada Muqdisho ka dhacay fal aad u xun oo si weyn ay uga naxeen dadka soomaalida ah ee ku dhaqan dalka iyo Dibadda intaba....
Dadka ka qaxay magaalada Muqdisho oo cabsi xoogan ay soo wajahday.
Dadka baracayaasha ah eek u dhaqan inta u dhexaysa kM-13-iyo Ceelasha biya ayaa maanta waxaa soo wajahay Cabsi xoogan ka dib markii goobahaasi xalay lagu weeraray Ciidamo ka tirsan kuwa cadowga Itoobiyaan ah...